SUUQA
Ogeysiis: Magaca webside-ka Horyaalsports oo la badali doono maalmaha soo socda

Ogeysiis: Magaca webside-ka Horyaalsports oo la badali doono maalmaha soo socda

Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh ugu horeyntii waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad  ugu tixan tihiin webside-kaan, marka labaad waxaan dhammaan akhristayaasheena sharafta leh ku wargelineynaa in…

Arin xiiso badan: Cesc Fabregas iyo Noloshiisa gaarka ah (+Sawiro)

Arin xiiso badan: Cesc Fabregas iyo Noloshiisa gaarka ah (+Sawiro)

Francesc “Cesc” Fàbregas Soler wuxuu dhashay 4-bishii May 1987 waa 25-jir ka tirsan xulka Spain iyo naadiga Barcelona kana mid ah xidigaha caalamka ugu wanaagsan sidoo kalena ka…

Gigi Buffon iyo noloshiisa gaarka ah maxaa kala socotaa (+Sawiro)

Gigi Buffon iyo noloshiisa gaarka ah maxaa kala socotaa (+Sawiro)

Markale waxaan idiin heynaa nolosha gaarka ah ee goolhayaha xulka Italy iyo naadiga Juventus Gianluigi Buffon oo loo aqoonsaday inuu yahay goolhayihii ugu wanaagsanaa 25-sano ee ugu dambeesay,…

Lionel Messi iyo noloshiisa gaarka ah maxaa kala socotaa (+Sawiro)

Lionel Messi iyo noloshiisa gaarka ah maxaa kala socotaa (+Sawiro)

Maantana waxaan idiin heynaa nolosha gaarka ah Lionel Messi oo ah cayaaryahanka caalamka ugu wanaagsan sidoo kalena lagu tilmaamay gool dhaliyihii ugu wanaagsanaa ee ebid caalamka soo maray…

Dortmund oo wax lagu qoslo ku tilmaantay in Lewandowski uu B. Munich kusii jeedo…

Dortmund oo wax lagu qoslo ku tilmaantay in Lewandowski uu B. Munich kusii jeedo…

Maamulka kooxda B. Dortmund ayaa wax kama jiraan kasoo qaadeen wararka sheegaya in weeraryahankooda Roberto Lewandowski uu xagaaga nagu soo fool leh ku biiri doono kooxda Bayern Munich,…

Mohammed Abo Trika oo markii ugu horeesay ka cayaari doono meel ka baxsan Masar kadib markii uu heshiis la gaaray

Mohammed Abo Trika oo markii ugu horeesay ka cayaari doono meel ka baxsan Masar kadib markii uu heshiis la gaaray

Kubad sameeyaha ugu wanaagsan dalka Masar Mohammed Abo Trika sidoo kalena siweyn looga qadariyo caalamka laguna tilmaamo inuu yahay kubad qaabeeyihii ugu wanaagsanaa ee Afrika soo maro ayaa…

maxaa ka jirain in David Beckham uu Arsenal ugu biiri waayey arrin la xiriirta Manchester United

maxaa ka jirain in David Beckham uu Arsenal ugu biiri waayey arrin la xiriirta Manchester United

David Beckham ayaa doortay inuu ku biiro kooxda reer France ee PSG – Sababtoo ah ma uusan dooneyn inuu ka hor tago kooxdiisa hore ee Manchester United. Beckham…

Liiska cayaartoyda ku biiray iyo kuwa ka tagay Horyaalada Yurub bishii January iyo lacagta ay koox walba qarash gareysay oo buuxa

Liiska cayaartoyda ku biiray iyo kuwa ka tagay Horyaalada Yurub bishii January iyo lacagta ay koox walba qarash gareysay oo buuxa

Waxaa xalay soo xirmay daqaaqaddii suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee bisha January waxaana halkan idin kugu soo gudbneynaa liiska cayaartoydii kusoo biiray iyo kuwii ka tagay 5 hiryaal…

WARARKA CUSUB

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

waxaa maanta si rasmi ah hawada usoo galay websidekii lagu badali laaa (Horyaalsports.com), webside-kaan cusub…

Chelsea oo lugta hore ee wareega 32da Europa League ku tumatay Sparta Prague, iyo natiijooyinka kulamadii Eruopa Leaguee ee la cayaaray

Chelsea oo lugta hore ee wareega 32da Europa League ku tumatay Sparta Prague, iyo natiijooyinka kulamadii Eruopa Leaguee ee la cayaaray

Kooxda Sparta Prague ayaa Chelsea oo ah kooxda heysata Horyaalka Yurub kusoo dhoweysay garoonkeeda Generali…

Zenit St Petersburg oo garoonkeeda Stadion Petrovskij meel ku saartay Liverpool

Zenit St Petersburg oo garoonkeeda Stadion Petrovskij meel ku saartay Liverpool

  Zenit St Petersburg iyo Liverpool ayaa markii ugu horeysay taariikhdooda fooda isku daray gegeda…

Man United oo shaaca ka qaaday inay faa’iido u usoo xarootay

Man United oo shaaca ka qaaday inay faa’iido u usoo xarootay

Kooxda Man United ayaa shaaca ka qaaday in 74% faa’iidada usoo xarooray sanadan ay sare…

Xavi iyo saaxiibtiis oo magaalada Paris u dukaameesi tageen

Xavi iyo saaxiibtiis oo magaalada Paris u dukaameesi tageen

Waaya araga naadiga Barcelona Xavi Hernandez iyo saaxiibtiis Nuria ayaa si lama filaan ah loogu…

Xulka Spain oo weli horakacayaan qiimeynta FIFA ee ugu dambeesay

Xulka Spain oo weli horakacayaan qiimeynta FIFA ee ugu dambeesay

Sidada caadada ah xulka Spain ayaa weli ah xulka ugu wanaagsan caalamka kadib markii qiimeynti…

Xavi “Real Madrid iyo saxaafada oo iskaa shanayaan waxay rabaan Messi inay ka dhigaan shaqsi xun”

Xavi “Real Madrid iyo saxaafada oo iskaa shanayaan waxay rabaan Messi inay ka dhigaan shaqsi xun”

 Kubad sameeyaha naadiga Barceona Xavi Hernandez ayaa siweyn u difaacay saaxiibkiis Lionel Messi wuxuuna si…

Ogeysiis: Magaca webside-ka Horyaalsports oo la badali doono maalmaha soo socda

Ogeysiis: Magaca webside-ka Horyaalsports oo la badali doono maalmaha soo socda

Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh ugu horeyntii waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad  ugu…

Champions League

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

waxaa maanta si rasmi ah hawada usoo galay websidekii lagu badali laaa (Horyaalsports.com), webside-kaan cusub ayaa lagu magacaabaa (hiilkubad.com) waxaana keentay in magacaan laga guuro asbaab badan oo…

5-asbaab oo Real Madrid u sahli karto inay Man United ka reebto Champion-ka

5-asbaab oo Real Madrid u sahli karto inay Man United ka reebto Champion-ka

 Caawa garoonka Bernabue waxaa ka dhici doono kulan taariikhi ah sidoo kalena lama sadaalin karo labada lug natiijada ay ku kala bixi doonaan Real Madrid iyo Man United,…

Falanqeynta Kulanka Real Madrid vs Manchester United

Falanqeynta Kulanka Real Madrid vs Manchester United

Hordhac: Champions League dib ayuu u bilaawday maxaana ka xiiso badan inaan ka faaloono kulanka ugu adag wareega 16-aad ee tartankan madaama Real Madrid iyo Man United ay…

CRISTIANO RONALDO: Real Madrid vs Manchester United: Waqtiyadii Farxadeed ee labadiisa naadi

CRISTIANO RONALDO: Real Madrid vs Manchester United: Waqtiyadii Farxadeed ee labadiisa naadi

ma sahlano in goolal gaar ah laga soo xulo cayaaryahan u dhaliyay Man United iyo Real Madrid inka badan 300-gool sidaa darteed Cristiano Ronaldo noloshiisa cayaareed goolal taariikhi…

Europe League

Kulamada wareega 32-aad ee Europa League oo caawa la cayaari doono.

Kulamada wareega 32-aad ee Europa League oo caawa la cayaari doono.

Waxaa dib u amba qaadmi doono tartanka labaad ee ugu xiisaha badan qaarada Yurub UEFA Europa League inkastoo sanadihii ugu dambeesay…

Maxaad Ka Taqaanaa 10-ka xaqiiqo oo ku saabsan tartanka UEFA Europa League…

Maxaad Ka Taqaanaa 10-ka xaqiiqo oo ku saabsan tartanka UEFA Europa League…

Waxaa markale dib u bilaaban doono tartanka labaad ee qaarada Yurub laga cayaaro UEFA Europa League haatana tartankan wuxuu ka amba…

Liverpool oo 20-cayaaryahan ula safartay dalka Russia kulan ay la cayaari doonto naadiga Zenit.

Liverpool oo 20-cayaaryahan ula safartay dalka Russia kulan ay la cayaari doonto naadiga Zenit.

  Naadiga Liverpool waxay caawa ku cayaari doontaa lugta kowaad ee tartanka Europa League wareegiisa 32-aad dalka Russia waxayna marti u…

John Terry oo lagu daray xidigaha caawa Chelsea u safan doonaan kulanka Europa League.

John Terry oo lagu daray xidigaha caawa Chelsea u safan doonaan kulanka Europa League.

Ugu dambeyntii kabtan John Terry ayaa fursad u heli doono inuu kooxdiisa Chelsea dib ugu safto kadib markii lagu daray xidigaha…

Su’aalaha

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

waxaa maanta si rasmi ah hawada usoo galay websidekii lagu badali laaa (Horyaalsports.com), webside-kaan cusub ayaa lagu magacaabaa (hiilkubad.com) waxaana keentay in magacaan laga guuro asbaab badan…

Taariikh

Waxkabaro 7-xidig ee qaabka layaabka leh u jarta Timahooda (+ Sawiro)

Qormadaan waa qormo xiiso leh waxaana lagu sheegaa iney tahay sheeko xiiso badan 7-daan xidig ayaa ah kuwa alaaba ku mashquulsan tintooda isla markaana qaab u sameeya…

Wareysiyada

Roman Abromavic oo aan mardambe maamulka kooxdiisa ku aamini doonin macalinka xiga ee Chelsea imaan doono

Kadib markii kooxda Chelsea ay ku fashilmatay inay heshiis la gaarto ama ay soo xero geliso tababare Pep Guardiola oo ku biiray naadiga Bayern Munich milkiilaha kooxdan…

Layaab

Mid ka mid ah madaxda sar-sare ee Milan oo arrin la yaab leh u sameeyey Mario Balotelli

Mario Balotelli ayaa jinsi-faquuq kala kulmay mid ka mid ah madaxda sar-sare ee AC Milan Paolo Berlusconi wuxuuna weeraryahankaan ugu yeeray ‘Negrahada yare e Milan’. Paolo Berlusconi…

Soomaaliya

Webside-kii lagu bedeli lahaa (Horyaalsports.com) oo hawada soo galay

waxaa maanta si rasmi ah hawada usoo galay websidekii lagu badali laaa (Horyaalsports.com), webside-kaan cusub ayaa lagu magacaabaa (hiilkubad.com) waxaana keentay in magacaan laga guuro asbaab badan…

Wargeysyada

Wararkii ugu dambeeyey suuqa kala iibsiga iyo waxyaabaha ay qoreen wargeysyada

Maanta (31da Janaayo 2013) waa maalinka ugu dambeeya suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, waxaan mar kale idinkaga mahad celineynaa Akhristeyaasheenoow sida aad muddo 31 berri ah ugu tixneydeen…

Top ten

Ogeysiis: Magaca webside-ka Horyaalsports oo la badali doono maalmaha soo socda

Dhamaan akhristayaasheena sharafta leh ugu horeyntii waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad  ugu tixan tihiin webside-kaan, marka labaad waxaan dhammaan akhristayaasheena sharafta leh ku wargelineynaa…

AFRICA